Somali
Af-Soomaali
Wali ma dhacday in hay'ad dawladeed ama gole deegaan ay kuula dhaqmaan si aan cadaalad ahayn?
Dacwad ma qabtaa?
Ombudsman-ka Fiktooriya
Ombudsman-ka Fiktooriya wuxuu baaraa dacwooyinka la xiriira wasaaradaha xukuumada iyo hay'adaha.
Hay'adaha Xukuumada Fiktooriya waxaa ka mid ah dugsiyada dawlada, Vic Roads, Xabsiyada Fiktooriya, Wasaarada Adeega Aadanaha, Hay'ada Shilalka Gaadiidka (TAC), Hay'ada Daryeelka Shaqaalaha (WorkCover) iyo ka sii badan.
Qof walba ayaa dacwo samayn kara.
Haddii aad dacwad qabto
Ma qabtaa dacwad ka soo horjeeda wasaarad Fiktooriya ku taal?
Isku day marka hore inaad la dhamayso dhibta wasaarada
Kuma qanacsanid miyaa sida wasaaradu dacwadaada wax uga qabatay?
La xiriir Ombudsman-ka Fiktooriya
Mutarjum
Ku tarjumida telefoonka, wac nambarkaan weydiina Ombudsman-ka Fiktooriya:
131 450
9ka subaxii - 4ta casarkii
Isniinta - Jimcaha
